About Us

Mohammad Ali Biography

Synopsis

Boxer, philanthropist and social activist Muhammad Ali was born Cassius Marcellus Clay Jr. on January 17, 1942 in Louisville, Kentucky. Ali became a Golden Gloves champion in 1959, and became an Olympic gold medalist the following year. Ali won all of his bouts in the 1960s, the majority of them by knockout. Since his retirement, Ali has devoted much of his time to philanthropy.

Early Life

Boxer, philanthropist and social activist Muhammad Ali was born Cassius Marcellus Clay Jr. on January 17, 1942 in Louisville, Kentucky. Considered one of the greatest athletes in boxing history, Ali showed at an early age that he wasn't afraid of any bout—inside or outside of the ring. Growing up in the segregated South, Ali experienced racial prejudice and discrimination firsthand, which likely contributed to his early passion for boxing. At the age of 12, Ali discovered his talent for boxing through an odd twist of fate. His bike was stolen, and Ali told a police officer, Joe Martin, that he wanted to beat up the thief. "Well, you better learn how to fight before you start challenging people," Martin reportedly told him at the time. In addition to being a police officer, Martin also trained young boxers at a local gym. Ali started working with Martin to learn how to box, and soon began his boxing career. In his first amateur bout in 1954, he won the fight by split decision. Ali went on to win the 1956 Golden Gloves tournament for novices in the light heavyweight class. Three years later, he won the National Golden Gloves Tournament of Champions, as well as the Amateur Athletic Union's national title for the light-heavyweight division.

Services

Service 1

Donec in vehicula augue. Sed et nisi sem, at semper dolor. Pellentesque habitant morbi tristique senectus et netu..

Service 2

Donec in vehicula augue. Sed et nisi sem, at semper dolor. Pellentesque habitant morbi tristique senectus et netu..

Service 3

Donec in vehicula augue. Sed et nisi sem, at semper dolor. Pellentesque habitant morbi tristique senectus et netu..

Contact

</p>

Your Name (required)

Your Email (required)

Subject

Your Message

Maanso

Geeraar Xanaf Leh : Waxaad Tiraa Weeye

Koox Daraawiish ah baa waxaa loo diray ilaalo. Habeenkii danbe ayay degmo ku taal Saraarjiidan ku soo hoydeen. Ammin dadku haasaawayo ayaa nin wadaad ah oo la odhan jiray Aw-cabdi Walabban wuxuu yidhi "Weger war armaad Daraawiish tihiin!"  Nimankii markay xaruntii dib ugu noqdeen oo la waraystay bay sheegeen hadalkaas Dabadeedna, Sayidku wuxuu mariyey gabaygan wuxuuna ugu hal daray Ina-Walabban waxuu yidhi:-

Xuseenow war baan kuu hayaa, waxaa tiraa weeye.

Walaalow wacdiga layna faray, ila wanaag weeye.

Waanadii Ustaadkeennu yiri, weer aan rabo weeye.

Walbahaarka aakhiro inaan, wax u tabcaa weeye.

Wax sanoo aan dooniyo inaan, wax xun nacaa weeye.

Wahabnimo ma fiicnee inaan, warac noqdaa weeye.

Diintaan wadeecada ka dhigay, inaan wallayn weeye.

Wahsi baa naftii iga jaree, inaan warfaa weeye.

Wiilnimo wixii igaga tegey, waha sideed weeye .

Werdigiyo shahaadada inaan, weheshadaa weeye.

Weysada salaadeed inaan, waaxidsado weeye.

Waannahaarka soon inaanan soor, waana cunin weeye.

Waxaddayda maal inaanan dago, waxar ku dayn weeye.

Wixii waajiboo idil inaan, wada gutaa weeye.

Waqfigii saxaabaha inaan, waafaqsado weeye.

Waayeelka xaajada inaan, ugu wacaa weeye.

Haddii ay walaacan inaan, wari iraa weeye.

Xaqa lagama waabtee inaan, waa kan oran weeye .

Wacad Eebbe iyo dhaaraan maray, inaan wafeyn weeye.

Walle beena abidkey inaanan, walafadeyn weeye.

Haddii aanan waallayn inaanan, waabsanahay weeye .

Walleys iyo nin weyn inaan xurmada, wada simaa weeye.

Nin isoo waciidsaday inaan, wax u galaa weeye.

Wacyi iyo waxsiin inaan islaan, ugu wadaa weeye.

Wadaadkii kitaabbale inaan, wan u qalaa weeye.

Walaanqihiyo dheyada inuu, walafsadaa weeye.

Weylaalis meel wacan inaan, ugu wadhaa weeye.

Ina-Walabban oo kale inaan, weger dhahaa weeye.

Wax i sii haddu yadhi inaan, walacsadaa weeye.

Walasaqo wixii igula jira, inaan wireyn weeye.

Ina-shixirigii wagarsanaa, weled nijaas weeye.

Warraabkii karreysaha xumaa, waraq la gooy weeye.

Warqadduu magaalada u diray, talo wahaab weeye.

Iidoorku weligiis inuu, wadal ahaa weeye.

Walandaadi kheyr daran inay, wax u yihiin weeye.

Waxba inuusan garaneyninoo, waalan yahay weeye.

Wardigiyo shareecada inay, wada neceen weeye.

Nin jahaad u weyraxay inay, wahan geshaan weeye.

Sidii fule wadnii go'ay inay, waranwarayn weeye.

Weliyada shahiidkaa kuwii, waafka jaray weeye.

Waleecaad ha raacee Ibleys, warasadiis weeye.

Waqood abadankood inay kufriga, daba washlayn weeye.

Usaguna walaabuu helaye inuu, wasaa weeye.

Weligood jannada inaan yibruhu, waana urin weeye.

Waddada naarta loo maro inay,walashtamaan weeye.

Geeraar Kaani Wuxuu Ka Mid Yahay  Maasooyinka Taariikda Galay Ee Ku Xusan Diiwaankii Daraawiishta, Kii 1aad iyo Kii 2aad.

TOP