»Waraysi Lala Yeeshay (His Excellence: Suldaan Siciid) Uuna Uga Waramayo Kaalintii Hormuudnimada Ahayd Ee Uu Ka Soo Qaatay Halgankii Gobanimada Umada Soomaaliyeed. 20 Aug 2010


»Labo Waraysi Oo Lala Yeeshay Mulkiilaha Shirkadda Faracyada Badan Ee Xarumaha Daawooyinka Dhirta Ee (Dr. Maxamuud Cali Daahir Aw-Maxamuud). Iyada Oo Laga Waraystay Xirfadihiisa Mid Kamid Ah Oo U Hada Ku Shaqaysto. (Dr. Maxamuud Cali Daahir) Waa Qabiir Cilmiga Joolojiga Iyo Cilmi Baaristiisa La Xiriirta Ku Xeel Dheer. Waagii Aynu Dowlada Ahayna Wuxuu Kamid Ahaa Dhawrka Qof Ee Soomaaliya Culuunta Joolojiga Looga Danbayn Jirey. Culuunta Daawada Iyo Siyaalaha Loo Sameeyana Isagaa Isbaray Oo Meeqaan Uu Meherad Ka Dhigto Kuna Shaqaysto Ka Gaarey. 17 Aug 2010
Waraysiga qaybtiisa 2aad halakaan hoose ka fiirso.
Read More / Sii akhri

»U Codee Mudane (Sadik Warfa) 2-Da Bisha Novenber Si Uu Danaha Iyo Horumarinta Bulshada Soomaaliyeed Wax Uga Qabto. 06 Aug 2010
(TL) Mudane (Sadik Warfa) oo ka mid ah aqoonyahanka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada [Minnesota] ayaa wuxuu u tartamayaa in uu ka mid noqdo xubnaha sharci dejinta ee magaalada [Minnesota]. isaga oo raba in uu matalo degmada loo yaqaan (61A District). Mudane (Sadik Warfa) ayaa wuxuu magiciisa ku tartamayaa xisbiga aan dhana u xaglin ee madaxa banaan oo magiciisa marka la soo gaabsho loo yaqaan (IP). wuxuuna ka mid yahay 16 xubnood oo xisbiga aan dhanna raacsanayn uu ugu talo galay in ay 16 dagmo oo dagmooyinka magaalada ah ay maamulkooda kula wareegaan. Soomaalida dibed jooga ah waayahaan danbe waxaa aad ugu soo batay tirada dadka isu sharaxaya ka mid ahaanshaha maamulada degaamada ay degan yihiin, marar dhif ahna waxaaba dhacda in ay tartanka ku guuleystaan. balse xataa hadii ay guuleystaan oo ay Soomaalidu magaalooyinka ay degan yihiin golaha magaalada ee sharci dejinta ay ku biiraan, waxqabad koodu aad buu u yaryahay tixgelina ma'ay helaan.
Read More / Sii akhri

»Shirweynihii Qaranka Oo Uu Dib U Dhac Ku Yimid Iyo Shirkada (Somgulf Group) Oo Loo Xilsaaray Hawlaha Guud Ee Tanadland 29 Jul 2010
(TL) Ururka qorsheynta qaranku wuxuu mudo haatan laga joogo 2 bilood uu heshiis la galay shirkada (Somgulf Group) faraceeda dhismaha (Somgulf Property Development), oo ah shirkada dhismaha ee ugu baaxada weyn shirkadaha dhismaha ee laga leeyahay bariga Africa. waxaana loo xilsaaray maamulka iyo dhismaha mashaariicda qaranka. mashaariic daasna waxaa ugu horayn doona 2 heshiis oo horu dhac ah wax ku oolna ah. (1) heshiiska hore wuxuu yahay in ay magaalo madaxda gobolka Xariir ee (Galdogob) shirkadu maalgelin ku samayso, ayna magaalada ka aas-aasaan shirkad kireysata ama leh diyaaradaha xamuulka qaada iyo garoon diyaaradeed.
Read More / Sii akhri

»Dhismaha Iyo Tababarka Ciidamada Qalabka Sida Ee Qaranka Tanadland. 15 Jul 2010
(TL) Indhowaale gudiga siyaasada ee (U.M.T) oo loo xilsaaray hawlaha baraarujinta, isku dubaridka, mideynta iyo jiheynta umada karaamaysan ee Tanadland. Waxaana u qabsoomay shirar iyo kulamo isdabajoog ah oo ka dhacay meelo badan oo dalka gudihiisa iyo dibediisa ka mid ah. sida qorshaha ugu jirta ururka mideynta umada soojireenka ah ee Tanadland, waxaa ay shirar kaas gogol xaarka ahi ay socon doonaan ilamaa iyo inta laga gaarayo mudada uu furmi doono shirweynaha Gaalkacyo. bulshada umada taariikhiga ah ee Tanadland waxay fursad u heleen in ay taladooda ku biiriyaan mashruuca qorsheynta qaranka. waxaana in door ah laga soo ururiyey aaraa'dooda ku saabsan hanaanka dowladnimo ee ay aaminsan yiihiin in uu umada Tanadland dan u yahay.
Read More / Sii akhri

»Shirweyneyaasha Fulinta Qorshaynta Qaranka Iyo Tabaabushaha Shirweynaha Guud Ee (Galkacyo) Oo Meelo Badan oo Dunida Ah Ka Socda. 03 Jul 2010
(TL)Maalinta beri ah oo ay bishu tahay 3-da Julay waxaa uga furmaya magaalada Minneapolis shir xubnaha (Ururka Midnimada Tanadland) ee W. America. shirkaan ayaa wuxuu qayb ka yahay shirar gogol xaar ah oo umada karaamaysan ee Tanadland meelo badan oo caalamka ah uga socda. sida Bariga Afrika, Bariga Dhexe, Yurubta Galbeed, Australia,New Zealand,Canada iyo Maraykanka. shirar kaas oo ay bulshada reer Tanadland ee debed-jooga ahi iskula meel dhigayaan fulinta qorshaha qaranka.
Read More / Sii akhri

»Qorshaha Maamul Goboleedka (Somali Central State) EE Beel-Weynta (Mareexaan) Oo Meel Fiican Maraya. 16 Jun 2010
UK-(GMN) Kulankii ugu horeeyay oo dhaqaale loogu uruurinayo Dawlad gobaleedka bartamaha soomaaliya ayaa maalintii axadda 13 bishaan juun 2010ka ka dhacay magaalada birmingham.Kulankaan oo ahaa mid si heer sare ah loo soo qaban-qaabiyay ayaa waxaa soo abaabulay oo gogasha fidiyay SADE EUROPEAN COMMUNITY (SECO) oo ah urur ay ku midaysan yihiin Jaaliyadda Qurba joogta ah ee beesha sade ee Birmingham, Kaasoo magaalada Birmingham looga dhawaaqay bishii maajo ee ina dhaaftey. Waxaana ugu horeyntii halkaas ka hadlay oo shirka furay guddoomiyaha ururka SECO Cali jaamac Xuseen ( Cali dheere).
Read More / Sii akhri

»Ururka Mideynta Tanadland Ee Lagu Dhawaaqay Iyo Himilada Laga Leeyahay 17 Apr 2010
(TL) Dadka reer Tanadland oo aan ka warqabin hadii layiraahdo warshadaha iyo shirkadaha ugu waaweyn ee ku yaala magaalada (Boosaaso) waxaa leh ganacsatada reer Tanadland. waxaa laga yaabaa inay dadka qaarkiis u qaadan waayaan. dhanka warshadaha tusaale ahaan, ganacsatada reer Tanadland waxay leeyihiin labada warshaddood ee cabitaanka sameeya ee magaalada [Boosaaso] middood. (2) labada warshadood ee saabuunta dharka lagu dhaqo sameeya mid kamid ah. (3) warshada ugu weyn warshadaha ku yaala magaalada [Boosaaso] iyo goboladii horay loo oran jirey Mudug, Nugaal iyo Bari oo dhan. oo ay leeyihiin niman walaalo ah oo ah lafta ugu shirkadaha badan Beelweynta Reer (Xirsi Muumin). warshaddaasina waa warshada [Hargaha & Saamaha].
Read More / Sii akhri

»Qaranka Tanadland Hadaysan Maantay Maamul Goboleed Samaysan Dhaxal kii Boqor (Maxamed Daarood) Goormay ku Tanaadayaan?,"Guubaabo Qaran". 08 Jan 2010
(1) Dr/Ugaas Axmed (2)Ugaas Maxamed (3)Ugaas Cali (4)Qoraa/Imaam Geesood (5)Imaam Xaaji Ciise (6)Imaam Xaaji Cali (7)Imaam Xaaji Xuseen (8)Qoraa /Hindisaa/ Imaam: Maxamed Muumin (9)Macalin/Ugaas Muumin Aadan (10)Ugaas Cismaan (11)Ugaas Yuusuf (12)Ugaas Muuse "Cadaawe" (13)[Ugaas/ Hindisaa: Cali "Khayre"](14)Ugaas Maxamed (15)Ugaas C/raxmaan (16)Ugaas Cabdulaahi (17)Ugaas Ismaaciil (18)Ugaas Aadan"Xoosh" (19)Ugaas Maxamed (20) Ugaas Sakad (21)Ugaas Waaqroone, (22)Ugaas Udnenfale (23)Boqor- Suleymaan "Abaarmoog" (24)Boqor- Korshe (25)Boqor- Muuse "Wacle" (26)Boqor- Asaannabi (27) Xeeldheere/Boqor: Shucayb "Leelkase" (28) Hindisaa/Boqor: Diiftire] (29) Boqor- Haaruun (30) Boqor-Dirir (31)[Hindisaa/Boqor: Cadnaan Hoobaanle"] (32)Boqor- Sajiis (33)Boqor- Masdaan (34)Taariikhyahan/Boqor: Maxamed "Tanade" (35) Shiikh/Xeeldheere: Daarood (36)Ismaaciil (37) Al Jabarti (38)Ibraahim ----119) Nebi- Nuux (120) Lamik (121) Mutwashlak (122) Hindisaa/Nebi- Idiris (123) Yarid (124) Mashlalil (125) Caynan (126) Anusha (127) Xeeldheere/Caaqil: Masdaan"Sed" (128) Nebi- Aadan.
Read More / Sii akhri

»Taliyaha Abaanduulka Ciidamada Tanadland Oo Mooryaanta Gaalo Raaca Ah Ee Dhabayacada Siiyey Digniin 24 Saac Ah. 29 Dec 2009
(TL) Beelaha Tanadland ay ka koobantahay ee reer (Amiir Suhure) iyo reer (Boqor Masdaan Boqor Maxamed) oo maalmahaan ku shirsanaa dhamaan degaanada iyo Gobolada Tanadland, sida gobolka (Xariir), (Hoobaanle) iyo Gobolka (Koonfur Bari) ee ay magaalo madaxdiisu tahay (Bandarbayla). Waxaana shirar kaas ka soo baxay qaraar ah in hadii aysan mooryaanta beesha kibirtey, ee Dhabayaco aysan mudo 24 saac gudahood ah ku soo deyn weriye (Maxamed yasin Isixaaq), in ay beeshu qaadayso talaabo milateri oo baaxad leh. Weriye (Mohamed Yasin isixaaq) oo ah wakiilka magaalada Gaalkacyo u jooga Idaacada ay umada Soomaaliyeed sida weyn u qadariyaan ee VOA-da. ayaa waxaa qafaashay mooryaanta gaalo raaca ah ee Dhebayacada. Waxaana dad badan oo reer Tanadland ah layaab iyo fajiciso ku noqotay, sida nimankii loo han weynaa ee (Muuse Cali) har cad wiilkoodii Gaalkacyo looga kaxaystay iyagoo soo taagan.
Read More / Sii akhri

»Tacsi Kusocota Ciidamada QaLabka Sida Ee Tanadland Iyo Caa'ilada Mujaahid (Col.Cabdi Caaqil Cadeysey Caaqil Dhagahoor) 10 Feb 2009
(TL) Walaalayaal waxaa maalinkii Jamcaha ahaa ee doraad ka horeysey magaalada Gaalkacyo lagudiley nin magac iyo maamuus kudhex leh reer Tanadland iyo Soomaalida inteeda kaleba.Sifaha lagu diley iyo sida loogu soogabadayna waxay shabahdaa sidii ay daalimiintu asxaabtii nebiga iyo ehelu qayrka udagi jireen, maalin jamcaa isagoo alle dertiis salaadii jamcaha masaajid ugu socda ayey dhexda ugaleen. Col. Cabdi oo ku magacdheeraa (Cabdi Kacaan) wuxuu kamid ahaa saraakiishii ciidanka nabad sugida ee caanka ahaa wakhtigii uu dalka ka arimin jirey Kacaankii barakaysnaa.
Read More / Sii akhri

»Dr.Maxamad Hussein "Ilkadahab"oo isu Soo Sharaxay Tartanka Madaxwenanimada Soomaaliya 28 Jan 2009
(TL) [Sawirka Prof.Ilkadahab iyo Hoggaamiye Qadaafi] [Sawirka kaleetana waa Prof.Ilkodahab iyo priminsterkii hore ee Talyaaniga Mr: Prodi] Dr., Maxamad Hussein Mohamed wuxuu ka mid yahay takhaatiirta tirade yar oo dunida loo aqoonsaday in ay cabqari ku yihiin daaweeynta iyo cillad bixinta cudurrada indhaha bini aadanka ku dhaca. Dr. Ilkadahab oo ku soo qaatay dalalka Ruushka, Bulgaariya iyo Talyaaniga cilmiga diktornimada wuxuuna ku takhasusay daaweeynta iyo qalliinka indhaha wuxuuna aqoonta sare ee PHD-da loo yaqaan ka qaatay Jaamicadda Bulgaria, wuxuuna Dr. Ilkadahab uu imminka uu ku noolyahay kuna leeyahay cisbitaal gaar ah oo qaabilsan qalliinka iyo daaweeynta indhaha.
Read More / Sii akhri

»Yay Tahay Beesha Rabta In Magaalada Gaalkacyo Karbaash Looga Saaro Oo Xoogaagana Laga Daadsado?. 17 Sep 2008
(TL) Intii ayaamahakan ahaydba waxaa kasocdey magaalada Gaalkacyo amuur wax allaale iyo wax lagu sheego aan la aqoon oo is xag-xagasho baas ah. arintaan ayaa waxay ka bilaabatay iskuday dhicisoobey oo ay samaysay beesha Sacad ayna rabtay inay xaqeeda ku soo dhacsato. sababtuna waxay tahay beesha Sacad sidii magaalada Gaalkacyo looga saarayba mudo dheer bay gaalkacyo marti ku ahaayeen, Xamarna isbaaro iyo xoriyad bay ku haysteen. laakiin maantay nimankii magaalada la deganaa ee ay xulafaysteen ayaa xamarna karbaash uga soo saaray. xaafadii [baraxley] ahayd bayna isugu yimaadeen oo ay ku wada dulmanyihiin.
Read More / Sii akhri

»Prof. Cismaan Salaad Xirsi Oo Laga Waraystay Badroolka Soomaaliya Ku Jira 15 Aug 2008
LONDON, ONTARIO- Waxaa bahda Somalitalk.com u suurta gashay in aan waraysi layeelano Dr. Cismaan Salaad Xirsi oo kamida aqoonyahannada Soomaaliyeed ee cilmiga Joolojiga. Waraysigan waxa uu ka dhacay Hotel Hilton oo kuyaal magaalada London, Ontario, halkaas oo Dr. Osman uu kaga qaybgalay shir looga hadlay joolojiga, waxaana laqabtay shirkaas September 24-27, 2000. Somalitalk: Marka ugu horreysa Dr. Osman warbixin kooban naga sii sida uu mu'tamarkii (shirkii joolojiga) u dhacay iyo sida ay dadkii ka soo qaybgalay kaaga guddoomeen farriintii ku saabsanayd batroolka Soomaaliya?. Dr. Osman: Shirkan American Association of Petroleum Geologists (AAPG), Eastern Section, waa shir sannadkiiba mar la qabto oo ay isugu yimaadan dad joolojistayaal ah oo ka kala socda waqooyiga America. Shirkan oo ah mid qaab goboleed ah ayaa aniga oo ka shaqeeya Quebec iyo Ontario la igu casumey in aan ka soo qeyb galo,
Read More / Sii akhri

»Xulka Qaranka Soomaaliyeed Oo Si Haybad Iyo Sharaf Leh Uga Qayb-Qaatay Xaflada Furitaanka Cayaaraha Olombikada 10 Aug 2008
[His Excellence: (Duran Axmed faarax) oo calanka u sida Xulka Qaranka] (TL) Maalinkii shalay ahaa waxaa caasimada wadanka shiinaha ee bekin (beijing) lagu dhigay xafladii furitaanka cayaaraha Olombiga aduunka. xafladaasna waxaa ay ka dhacday garoonka bilicda san ee lagaba yaabo in uu yahay kan aduunyada ugugu qurxoon, looguna magac daray buulka shimbiraha. waxaana olombiga inooga qayb qaadanaya 10 qofood oo u badan sida aad idinba sawirka kore ka garan kartaan madaxda ururka olombikada soomaaliyeed. taas oo daliil u noqonaysa waxa laga filan karo xulka qaranka ee cayaaraha olombikada inooga qayb qaadanaya.
Read More / Sii akhri

» The Poetry And The Times of (Hawa Jibril) BY: Faduma Ahmed Alim, Editor and Translator 24 Jul 2008
(TL) Hawa was born over 80 years ago in a small village in the Mudug Region of Somalia. Hawa doesn't know precisely her date of birth; however, she recalls that she was born in the year of the Sparkling Rains. This is no wonder as the traditional Somali pastoralists record orally the date of their childrens birth based upon the events surrounding their birth, such as a decimating clan war; a devastating drought and famine; great and bountiful rains; or other major calamities that befall their country, such as foreign invasion and colonial penetration.
Read More / Sii akhri

»Ardayda Iskoolada Kaladuwan Ee Magaalada Gaalkacyo Oo Maalintii Shalay Ahayd Dibadbax Ilaah-Bari Roobdoon Ah Sameeyey 29 Apr 2008
(TL) Iyadoo ay jirto in gebi ahaanba wadanka soomaaliya oo dhan ay abaar dad iyo duunyoba waxyeelaysay ay ku habsatey, ayaa maalintii shalay ahayd waxaa dibad-bax roobdoon ah isugu soo baxay ardayda iskoolada kala duwan ee magaalada Gaalkacyo qaar kamid ah, jiilaalka xun ee dabo- dheeraaday iyo biyo la'aanta ayaa dadka waxaa uga daran iyagoo aan haysan wax ay wax ku kala gataan, waxaana gebi ahaanba joogsadey haatan isticmaalka xaashiyo lacag ku sheeg ah oo si sahlan footokoobiga loogu sameeyo.
Read More / Sii akhri

»Wardheere: Soomaalida London waxaan ugu baaqayaa in aanay u kala harin taageeridda Murashaxa Mudane Zakariye X. Maxamuud ee London Assembly (Endorsement) 14 Apr 2008
(TL) Dhawaaqa farxadda leh iyo akhbaarta fiican ee London ka soo yeertay in la taageero ayay mudan tahay. Sida aan la soconno maadaama ay Soomaali badan u soo haajirtay qurbaha Sooyaalka taariikhda Soomaalida saamayn weyn ayay ku yeelan doonaan. Waagii hore waa yarayd Soomaalida qurbaha u haajirta laakiin hadda xaaladda waa ka duwan tahay. Haddaba Soomaalida qurbaha u soo haajirtay waxaa ay la kulmayaan guulo iyo khasaarooyin ilayn waa sidii adduunka lagu yaqaanay wararkoodana waxaa uu isugu jiri doonaa wanaag iyo xumaan (positive or negative). wararka iga soo gaaraya London ayaa sheegaya in siyaasiyiin badan oo British ah ay bilaabeen inay la soo xiriiraan murashaxa xiisaha ama soo jiidashada badan ee Zakariya Haaji Maxamuud ayagoo raadinaya codka Soomaalida isla markaana ku baraarugay awooda cod bixinta Soomaalida London - taasina waa mihiim.
Read More / Sii akhri

»CONFERENCE PROGRAM AGENDA, SATURDAY MARCH 1, 2008 19 Feb 2008
(TL) 11:00AM-12:30PM Moderator: Ahmed Hamud, Panelists: Ambassador Abdikarim Laqanyo. Ali Fatah, Dr. Hodan Said Isse, Omar Ali Hashi, intern at the Department of Foreign Affairs and International trade, Canada. Naima Haile, Dr. Ali Bahar Mohamud Abdi, Moving Somalia Forward: Rethinking the future Peace and Reconciliation Disarmament, demobilization and Reintegration of youth and militia. Transparent governance structure and human rights. Peace and Reconciliation: The Role of Youth and Woman. Moderator: Abdurahman Hosh Jibril. Panelists:Dr. Abdiweli M. Ali, Awad Ashara, MP TFG Parliament Dr. Ali Said Faqi, Ismail Gaildoon Abdihakim Faqi. The Transitional Federal Institutions: Pitfalls, Challenges and opportunities: A SWOT (Strengths, Weakness, Opportunities and Threats) analysis.
Read More / Sii akhri

»Interview With FreeThinker Banaadiri Whose Aim Is to Change the Name "Somalia". 02 Feb 2008
(TL) "The Banaadiri coast", as name for coastal northeast Africa, was used well into the 20th century, and as an informal designation for southern Somalia remains in use today. So sophisticated was the Banaadiri urban culture and the extraordinary literate background of these early settlers along the coast of the Indian Ocean, that they were described by foreign visitors as "people bound together by ties of citizenship and not by tribal relationships". The Banaadiris are multiethnic people from Horn of Africa. They are living along the south coast of that geographic area which Italians in 1908 named "Somalia". Nuredin Hagi Scikei was born in Mogadishu as descendant of AlFaqi, known also as the Reer Faqi of Qahtan religious dynasty, and appointed by the Banaadiri as administrators of justice in the territory from the Middle Ages until the first years of the Italian occupation. Nuredin is a graduate in civil engineering from Bologna University in Italy,
Read More / Sii akhri

 

 

 
Horta Tolow Soomaaliya Yaa Haysta?, Ma Itoobiyaan?, Mise Maraykan?, Mise Nejis-nejis Dhalay Iyo Dhashiis?, Faalo 05 Jun 2007
Qormada 1aad

[ciidamada maraykankaa oo itoobiyaanka Godey ku tababaraya iyo askarta maraykanka oo xaflad ku leh saldhigooda Ciidamada ee jabuuti]. Aqristayaasha sharafta lahow waxaanu idiin haynaa cadayomo muujinaya in ay Soomaaliya ku soo duushey oo ay qabsatay dowlada Maraykanku iyada oo adeegsaneysa Itoobiyaanka. qolada iimaanka alle ka qaaday ee dowlada isku sheegayaana ay yihiin dad lagu gabraarto ama lagu ugaarsado "Bounty Hunters". tusaale ahaan taariikhdu markii ay ahayd Dec. 30, 2002 ayaa waxaa dekeda magaalada Jabuuti ku xirtay markab kamid ah maraakiibta dagaalka ee Maraykanka oo la yiraahdo (USS MOUNT WHITNEY).

[Senator Feingold and Rear Admiral Richard Hunt, Commander, Combined Joint Task Force-Horn of Africa visit with children in Ethiopia]. seneter rus feingold weligiis itoobiya hal mar buu tegey waxayn ahayd November 30, 2006.
ujeedadii socdaalkiisana sawirkaan ayaa daliil cad u ah uu la joogo taliyaha Ciidamada maraykanka ee geeska afrika xerada Ciidamada Itoobiyaanka lagu tababaro ee Godey. Waxaana markabkaas la socdey nin ciidamada bada ah oo ay derejadiisu tahay Gaashaanle Sare lana yiraahdo (Maj. Gen. John F. Sattler), loona soo xilsaaray inuu hogaamiyo ciidamada loogu magac daray " Ciidamada iskudarka hawlfulinta geeska afrika", afka qalaadna lagu yiraahdo [Combined Joint Task Force-Horn of Africa]. ciidamadaas oo u saldhigoodu yahay wadanka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti.


"CombinedJoint Task Force-Horn of Africa commander" marka ay leeyihiina waxay ulajeedaan ninkaan ayaa ciidamada marykanka ah iyo wadamada kuyaala geeska afrikaba u taliya, cidii amarkiisa diidana sida "Al-qacida ayaanu ula dhaqmaynaa ama dowlad ha ahaadaan ama yeysan ahaan. Itoobiyaanka, keenyaanka iyo jabuutina sandareerto ayaa laydinsiinahayaa ee nala shaqeeya xataa lama oran, ee waxaa loogu hanjabey mid la mid ah hadalkii uu madaxweyne Bush ugu hanjabey aduunka oo dhan taariikhdu markii ay ahayd November 6, 2001.

[A village elder in Kunka Village, Ethiopia, speaks during the dedication of a new clinic May 30, 2006. The clinic is one of 16 projects Combined Joint Task Force-Horn of Africa has completed in the Gode Region. Combined Joint Task Force-Horn of Africa photo by U.S. Air Force 2nd Lt. Omar Villarreal ] ciidamada maraykanka oo shacabka reer Godey ugu abaal sheeganaya sadex qol oo ay meel ban ah ka taageen]

Isagoo Qudbada uu waagaas jeediyey ugu goodiyey aduun weynaha isaga oo leh "You're either with us or against us in the fight against terror." oo u macnaheedu yahay " hadaydnaan nala jirsan argagixisada nagasoo horjeeda ayaad lamid noqonaysaan". waana hadalka ay saaxiibo badan oo u maraykanku lahaa ilaa iyo hadeer ay liqi la yihiin oo ay qoonsadeen.

Maj. Gen. John F. Sattler ninka layiraahdaana maahayn nin ku ekaan jirey saldhigiisa ciidamada ee Jabuuti ee wuxuu ku meereysan jirey wadamada geeska afrika, isgoo ka dhaadhicinaya madaxda wadamadaas sida uu maraykanku wax u doonayo iyo kaalinta looga baahanyahay inay ka qaataan qorshihiisa. dowlada maraykankuna markay ka yaabtay siduu ninkaasi umaamulay una ogoleysiiyey wadamo xor ahaan jirey inay nin kaas askeriga ah ka amarqaataan, ayey dalacsiiyeen oo waxay ka dhigeen isla markiiba Agosto.2003 madaxa taliska dhexe ee hawlhelinta Ciidamada maraykanka.

Isla sanadkii xigey ee September 2004-na waxaa loo dalacsiiyey derajada [Lieutenant General]. sanadkii xigey ee 3 August 2005 ahaana waxaa madax looga dhigay taliska ciidamada bada ee maraykanka. Sanadkii xigey ee August 2006 ahaana waxaa loo dalacsiiyey jagada uu haatan hayo oo ah kuxigeenka abaanduulaha maraykanka oo dhan, una ahna madaxa hogaanka qorshaynta xeeladaha mustaqbalka iyo siyaasada [Director for Strategic Plans and Policy].

Qormada Labaadna waxaan ku falan qaynayaa ninka haatan geeska afrika laga adeejiyey ee lugta ku walaaqahaya [John F. Sattler] uu madaxda u yahay. ninkaasina waa Admiral [James M. Hart] oo ah ninka markabka xeebta Soomaaliya jooga dushiisa isagoo saaran, geeska afrika lugta ku walaaqaya isagoo adeegsanaya eyda itoobiyaanka taleefana kula xiriiraya
oo leh hadba saas halayeelo.
-----------------------------------------------------------------------
Horn of Africa Group Meets with Regional Leaders
By Maj. Steve Cox, USMC



ABOARD THE USS MOUNT WHITNEY, Dec. 30, 2002 – Combined Joint Task Force-Horn of Africa commander, Marine Maj. Gen. John F. Sattler, met with officials from Djibouti today at the CJTF-HOA headquarters aboard USS Mount Whitney in the Gulf of Aden. Maj. Gen. Fathi Ahmed Hussein, commander of Djibouti's armed forces, headed the 12-member delegation. U.S. Ambassador Donald Yamamoto accompanied the delegation.

The sides discussed a wide range of topics focused primarily on Operation Enduring Freedom and the ongoing global war on terrorism. Both sides agreed on the need for cooperation in terms of security, information sharing and commitment to defeating terrorism and establishing the conditions necessary for long-term stability throughout the Horn of Africa.

Since arriving in the region Dec. 12, task force officials have met with coalition military commanders and host-nation officials, establishing a dialogue with key leaders throughout the Horn of Africa region.

Today's meeting with leaders from Djibouti follows Sattler's visit to Yemen last week. While there, Sattler met with Yemeni President Ali Abdallah Salih. The two discussed the mutual goal of defeating terrorism and ways to enhance ties between Yemen and the command.

Sattler also held talks with Yemen's Interior Minister Rashad al-Alimi on security cooperation initiatives and with Defense Minister Abdullah Ali Eleiwah on military cooperation between Yemeni forces and the task force.

The combined joint task force has also hosted French and Spanish military leaders. Sattler had productive meetings with Lt. Gen. Jean- Patrick Gaviard, director of operations for the French Joint Staff and with Rear Adm. Juan Moreno, commander of Combined Task Force-150. CTF- 150 is the coalition naval flotilla made up of French, Spanish, German, British and U.S. warships patrolling the Red Sea, Gulf of Aden and Indian Ocean areas around the Horn of Africa.

More meetings with other coalition partner leaders within the region are planned in January 2003.

The task force mission is to detect, disrupt and defeat transnational terrorist groups in the Horn of Africa. The command will also work closely with coalition partners to establish conditions leading to long-term stability within the region, thus denying the opportunity for reemergence of terrorist networks.

The headquarters staff is comprised of approximately 400 members from all branches of the U.S. armed forces, civilian representatives and coalition partner personnel. The combined joint task force has nearly 900 personnel stationed ashore at Camp Lemonier in Djibouti and a small number of liaison personnel working in other parts of the region.

U.S. Central Command formed the Horn of Africa headquarters to oversee operations in the region in support of the Global War on Terrorism. The headquarters sailed for the region from Morehead City, N.C., on Nov. 14 aboard the joint command ship, USS Mount Whitney, home-ported in Norfolk, VA.
-----------------------------------------------------------------------
Lieutenant General
John F. Sattler

Director for Strategic Plans and Policy,
J-5


Lieutenant General John F. Sattler is currently the Director for Strategic Plans and Policy, J-5, The Joint Staff.

Lieutenant General Sattler received his commission in June 1971, following graduation from the United States Naval Academy, where he earned a Bachelor of Science degree in Economics.

In February 1972, after completing The Basic School, he was transferred to 2nd Battalion, 4th Marines in Okinawa where he served as a Rifle Platoon Commander.

Returning to the United States in 1973, he was assigned to the Reserve Division at Headquarters, U.S. Marine Corps where he served until his reassignment to Amphibious Warfare School as a student in 1976. Graduating with honors in 1977, he was assigned to The Basic School where he served as a Tactics Instructor, Staff Platoon Commander (SPC), and an Infantry Officer Course Instructor. Following his tour at Quantico, Lieutenant General Sattler returned to 2nd Battalion, 4th Marines on Okinawa for duty as Battalion Operations Officer. Upon return to the United States in 1981, he served as Infantry Weapons Procurement Officer at Headquarters, U.S. Marine Corps until 1985. He graduated with honors from Marine Corps Command and Staff College in 1986, and reported to 2d Marine Division for his third tour with 2nd Battalion, 4th Marines, this time as the Executive Officer.

In 1988, Lieutenant General Sattler was assigned as Commander, Ground Combat Element for Special Purpose MAGTF 4-88. After serving as J-3, Ground Officer for Joint Operation Solid Shield, he spent one year at Headquarters, U.S. Marine Corps before being assigned to the Industrial College of Armed Forces (ICAF) at the National Defense University, Washington, D.C. He graduated with distinction in June 1991 and reported for duty as Congressional Liaison Officer to the U.S. House of Representatives. He detached from this assignment in August 1995, and took command of 2nd Marine Regiment on August 12, 1995. He was promoted to Brigadier General at his change of command on May 29, 1997 and assumed his duties as Assistant Division Commander, 2nd Marine Division that same day.

In September 1998 he reported to the Joint Staff and assumed duties as the Deputy Director for Operations (Combating Terrorism) J-34. In July of 2000 he transferred to Headquarters, U.S. Marine Corps to assume the duties as the Director, Public Affairs Division. In July of 2001 he assumed duties as the Commanding General of 2nd Marine Division at Camp Lejeune, NC. In November 2002, he assumed duties as Commander, Combined Joint Task Force -- Horn of Africa. In August of 2003, he assumed duties as Director of Operations, U.S. Central Command. Lieutenant General Sattler was promoted to his current rank and assumed command of I Marine Expeditionary Force on 12 September 2004. On 3 August 2005 he also assumed the duties as Commander, U.S. Marine Corps Forces Central. He turned over his command in August 2006 and reported to the Joint Staff 1 September 2006.
-----------------------------------------------------------------------
Qormada 2aad

[ May 16, 2007] Sawirkaan markaad fiirisid iyo taariikhda la qaaday oo aad ku arki kartaan websaydka wasaarada kaashaandhigu ay u qoondaysay geeska afrika, ayaa wuxuu daliil u yahay inuusan taliyaha cusub ee guutada loogu talo galay in geeska afrika lagu maamulo uusan ahayn nin xero jabuuti ku taala fadhiya. ee u yahay nin markab guur-guuraya dhaladiisa saaran oo hadba dhinac nagala soo laabanaya. hawshiisuna ay tahay inuu amro itoobiyaanka si ay iyaguna markaas u sii amraan Quraanjada Embagaati iyo calooshooda ushaqeystayaasha kale.
....................................................................................................
Commander, Combined Joint Task Force – Horn of Africa
Rear Admiral James M. Hart

-----------------------------------------------------------------------
James Hart, Combined Joint task Force Horn of Africa commander, speaks to crew members during a tour of the U.S.S Bataan May 16, 2007. On this tour, Hart was accompanied by military members from the U.S. and coalition nations in CJTF-HOA. (U.S. Air Force
----------------------------------------------------------------------
RDML James M. Hart
Commander,
Combined Joint Task Force - Horn of Africa


A native New Yorker, Rear Admiral Hart was commissioned through the Aviation Officer Candidate program in February 1976. He was designated a Naval Flight Officer in December 1976 and completed S-3 training at Air Anti-Submarine Squadron Four One (VS-41) in July 1977.

Rear Adm. Hart’s operational tours include: Air Anti-Submarine Squadron Two Eight (VS-28) and subsequently Sea Control Squadron Two Eight; Air Anti-Submarine Squadron Two Four (VS-24); Air Anti-Submarine Squadron Four One (VS-41); Carrier Group Eight; and Commander, Strike Fighter Wings, Atlantic.

Rear Adm. Hart has commanded Sea Control Squadron Two Four (VS-24) and Carrier Air Wing One Seven (CVW-17). He served joint duty tours as Deputy J3 on Joint Task Force Southwest Asia in Riyadh, Saudi Arabia, and as Deputy Joint Force Commander Sky Anvil, the contingency planning Task Force for Kosovo.

Rear Adm. Hart’s Washington, D.C., tours include the Naval Military Personnel Command, the Warfare Requirements Directorate of the Air Warfare Division in the Office of the Chief of Naval Operations, the Office of the Secretary of Defense, and as Director, Total Force Programming and Manpower Management Division in the Office of the Chief of Naval Operations.

Rear Adm. Hart took command of Combined Joint Task Force – Horn of Africa, 14 February 2007.

He holds a Bachelor of Science degree in Aeronautics Administration from Middle Tennessee State University and a Master of Arts degree in Foreign Affairs from the Naval War College.

Rear Adm. Hart’s awards include Defense Superior Service Medal, Legion of Merit (two awards), Defense Meritorious Service Medal, Meritorious Service Medal, Air Medal with two Strike/Flight Awards, Navy and Marine Corps Commendation Medal (four awards), Navy and Marine Corps Achievement Medal (two awards) and various other military, unit and personal awards.

GUNAANAD:

waxaan iyadana jeclaan lahaa sheekooyin sheeko xariir ah oo u bentagonku soomaalida ugu talo galay oo layaab leh webkoodana ku qoran iyagoo af soomaali ah inaad ila aragtaan, waxaana sheekooyinkaas ku dhex jirta sheeko magaceeda layiraahdo "SHEEKADA KOW IYO TOBNAAD DAWACO IYO WARAABE"

Bal idinkuba webkooda halkaan hoose ka fiirsha webka bentagoonka ee sheeko xariirada.

http://www.hoa.centcom.mil/Sheeko%20Xariiro.html

http://www.hoa.centcom.mil/index.htm



 
     
     
Copyright 2006 Tanadland.com---Designer and Webmaster: Liban Abdi