»Waraysi Lala Yeeshay (His Excellence: Suldaan Siciid) Uuna Uga Waramayo Kaalintii Hormuudnimada Ahayd Ee Uu Ka Soo Qaatay Halgankii Gobanimada Umada Soomaaliyeed. 20 Aug 2010


»Labo Waraysi Oo Lala Yeeshay Mulkiilaha Shirkadda Faracyada Badan Ee Xarumaha Daawooyinka Dhirta Ee (Dr. Maxamuud Cali Daahir Aw-Maxamuud). Iyada Oo Laga Waraystay Xirfadihiisa Mid Kamid Ah Oo U Hada Ku Shaqaysto. (Dr. Maxamuud Cali Daahir) Waa Qabiir Cilmiga Joolojiga Iyo Cilmi Baaristiisa La Xiriirta Ku Xeel Dheer. Waagii Aynu Dowlada Ahayna Wuxuu Kamid Ahaa Dhawrka Qof Ee Soomaaliya Culuunta Joolojiga Looga Danbayn Jirey. Culuunta Daawada Iyo Siyaalaha Loo Sameeyana Isagaa Isbaray Oo Meeqaan Uu Meherad Ka Dhigto Kuna Shaqaysto Ka Gaarey. 17 Aug 2010
Waraysiga qaybtiisa 2aad halakaan hoose ka fiirso.
Read More / Sii akhri

»U Codee Mudane (Sadik Warfa) 2-Da Bisha Novenber Si Uu Danaha Iyo Horumarinta Bulshada Soomaaliyeed Wax Uga Qabto. 06 Aug 2010
(TL) Mudane (Sadik Warfa) oo ka mid ah aqoonyahanka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada [Minnesota] ayaa wuxuu u tartamayaa in uu ka mid noqdo xubnaha sharci dejinta ee magaalada [Minnesota]. isaga oo raba in uu matalo degmada loo yaqaan (61A District). Mudane (Sadik Warfa) ayaa wuxuu magiciisa ku tartamayaa xisbiga aan dhana u xaglin ee madaxa banaan oo magiciisa marka la soo gaabsho loo yaqaan (IP). wuxuuna ka mid yahay 16 xubnood oo xisbiga aan dhanna raacsanayn uu ugu talo galay in ay 16 dagmo oo dagmooyinka magaalada ah ay maamulkooda kula wareegaan. Soomaalida dibed jooga ah waayahaan danbe waxaa aad ugu soo batay tirada dadka isu sharaxaya ka mid ahaanshaha maamulada degaamada ay degan yihiin, marar dhif ahna waxaaba dhacda in ay tartanka ku guuleystaan. balse xataa hadii ay guuleystaan oo ay Soomaalidu magaalooyinka ay degan yihiin golaha magaalada ee sharci dejinta ay ku biiraan, waxqabad koodu aad buu u yaryahay tixgelina ma'ay helaan.
Read More / Sii akhri

»Shirweynihii Qaranka Oo Uu Dib U Dhac Ku Yimid Iyo Shirkada (Somgulf Group) Oo Loo Xilsaaray Hawlaha Guud Ee Tanadland 29 Jul 2010
(TL) Ururka qorsheynta qaranku wuxuu mudo haatan laga joogo 2 bilood uu heshiis la galay shirkada (Somgulf Group) faraceeda dhismaha (Somgulf Property Development), oo ah shirkada dhismaha ee ugu baaxada weyn shirkadaha dhismaha ee laga leeyahay bariga Africa. waxaana loo xilsaaray maamulka iyo dhismaha mashaariicda qaranka. mashaariic daasna waxaa ugu horayn doona 2 heshiis oo horu dhac ah wax ku oolna ah. (1) heshiiska hore wuxuu yahay in ay magaalo madaxda gobolka Xariir ee (Galdogob) shirkadu maalgelin ku samayso, ayna magaalada ka aas-aasaan shirkad kireysata ama leh diyaaradaha xamuulka qaada iyo garoon diyaaradeed.
Read More / Sii akhri

»Dhismaha Iyo Tababarka Ciidamada Qalabka Sida Ee Qaranka Tanadland. 15 Jul 2010
(TL) Indhowaale gudiga siyaasada ee (U.M.T) oo loo xilsaaray hawlaha baraarujinta, isku dubaridka, mideynta iyo jiheynta umada karaamaysan ee Tanadland. Waxaana u qabsoomay shirar iyo kulamo isdabajoog ah oo ka dhacay meelo badan oo dalka gudihiisa iyo dibediisa ka mid ah. sida qorshaha ugu jirta ururka mideynta umada soojireenka ah ee Tanadland, waxaa ay shirar kaas gogol xaarka ahi ay socon doonaan ilamaa iyo inta laga gaarayo mudada uu furmi doono shirweynaha Gaalkacyo. bulshada umada taariikhiga ah ee Tanadland waxay fursad u heleen in ay taladooda ku biiriyaan mashruuca qorsheynta qaranka. waxaana in door ah laga soo ururiyey aaraa'dooda ku saabsan hanaanka dowladnimo ee ay aaminsan yiihiin in uu umada Tanadland dan u yahay.
Read More / Sii akhri

»Shirweyneyaasha Fulinta Qorshaynta Qaranka Iyo Tabaabushaha Shirweynaha Guud Ee (Galkacyo) Oo Meelo Badan oo Dunida Ah Ka Socda. 03 Jul 2010
(TL)Maalinta beri ah oo ay bishu tahay 3-da Julay waxaa uga furmaya magaalada Minneapolis shir xubnaha (Ururka Midnimada Tanadland) ee W. America. shirkaan ayaa wuxuu qayb ka yahay shirar gogol xaar ah oo umada karaamaysan ee Tanadland meelo badan oo caalamka ah uga socda. sida Bariga Afrika, Bariga Dhexe, Yurubta Galbeed, Australia,New Zealand,Canada iyo Maraykanka. shirar kaas oo ay bulshada reer Tanadland ee debed-jooga ahi iskula meel dhigayaan fulinta qorshaha qaranka.
Read More / Sii akhri

»Qorshaha Maamul Goboleedka (Somali Central State) EE Beel-Weynta (Mareexaan) Oo Meel Fiican Maraya. 16 Jun 2010
UK-(GMN) Kulankii ugu horeeyay oo dhaqaale loogu uruurinayo Dawlad gobaleedka bartamaha soomaaliya ayaa maalintii axadda 13 bishaan juun 2010ka ka dhacay magaalada birmingham.Kulankaan oo ahaa mid si heer sare ah loo soo qaban-qaabiyay ayaa waxaa soo abaabulay oo gogasha fidiyay SADE EUROPEAN COMMUNITY (SECO) oo ah urur ay ku midaysan yihiin Jaaliyadda Qurba joogta ah ee beesha sade ee Birmingham, Kaasoo magaalada Birmingham looga dhawaaqay bishii maajo ee ina dhaaftey. Waxaana ugu horeyntii halkaas ka hadlay oo shirka furay guddoomiyaha ururka SECO Cali jaamac Xuseen ( Cali dheere).
Read More / Sii akhri

»Ururka Mideynta Tanadland Ee Lagu Dhawaaqay Iyo Himilada Laga Leeyahay 17 Apr 2010
(TL) Dadka reer Tanadland oo aan ka warqabin hadii layiraahdo warshadaha iyo shirkadaha ugu waaweyn ee ku yaala magaalada (Boosaaso) waxaa leh ganacsatada reer Tanadland. waxaa laga yaabaa inay dadka qaarkiis u qaadan waayaan. dhanka warshadaha tusaale ahaan, ganacsatada reer Tanadland waxay leeyihiin labada warshaddood ee cabitaanka sameeya ee magaalada [Boosaaso] middood. (2) labada warshadood ee saabuunta dharka lagu dhaqo sameeya mid kamid ah. (3) warshada ugu weyn warshadaha ku yaala magaalada [Boosaaso] iyo goboladii horay loo oran jirey Mudug, Nugaal iyo Bari oo dhan. oo ay leeyihiin niman walaalo ah oo ah lafta ugu shirkadaha badan Beelweynta Reer (Xirsi Muumin). warshaddaasina waa warshada [Hargaha & Saamaha].
Read More / Sii akhri

»Qaranka Tanadland Hadaysan Maantay Maamul Goboleed Samaysan Dhaxal kii Boqor (Maxamed Daarood) Goormay ku Tanaadayaan?,"Guubaabo Qaran". 08 Jan 2010
(1) Dr/Ugaas Axmed (2)Ugaas Maxamed (3)Ugaas Cali (4)Qoraa/Imaam Geesood (5)Imaam Xaaji Ciise (6)Imaam Xaaji Cali (7)Imaam Xaaji Xuseen (8)Qoraa /Hindisaa/ Imaam: Maxamed Muumin (9)Macalin/Ugaas Muumin Aadan (10)Ugaas Cismaan (11)Ugaas Yuusuf (12)Ugaas Muuse "Cadaawe" (13)[Ugaas/ Hindisaa: Cali "Khayre"](14)Ugaas Maxamed (15)Ugaas C/raxmaan (16)Ugaas Cabdulaahi (17)Ugaas Ismaaciil (18)Ugaas Aadan"Xoosh" (19)Ugaas Maxamed (20) Ugaas Sakad (21)Ugaas Waaqroone, (22)Ugaas Udnenfale (23)Boqor- Suleymaan "Abaarmoog" (24)Boqor- Korshe (25)Boqor- Muuse "Wacle" (26)Boqor- Asaannabi (27) Xeeldheere/Boqor: Shucayb "Leelkase" (28) Hindisaa/Boqor: Diiftire] (29) Boqor- Haaruun (30) Boqor-Dirir (31)[Hindisaa/Boqor: Cadnaan Hoobaanle"] (32)Boqor- Sajiis (33)Boqor- Masdaan (34)Taariikhyahan/Boqor: Maxamed "Tanade" (35) Shiikh/Xeeldheere: Daarood (36)Ismaaciil (37) Al Jabarti (38)Ibraahim ----119) Nebi- Nuux (120) Lamik (121) Mutwashlak (122) Hindisaa/Nebi- Idiris (123) Yarid (124) Mashlalil (125) Caynan (126) Anusha (127) Xeeldheere/Caaqil: Masdaan"Sed" (128) Nebi- Aadan.
Read More / Sii akhri

»Taliyaha Abaanduulka Ciidamada Tanadland Oo Mooryaanta Gaalo Raaca Ah Ee Dhabayacada Siiyey Digniin 24 Saac Ah. 29 Dec 2009
(TL) Beelaha Tanadland ay ka koobantahay ee reer (Amiir Suhure) iyo reer (Boqor Masdaan Boqor Maxamed) oo maalmahaan ku shirsanaa dhamaan degaanada iyo Gobolada Tanadland, sida gobolka (Xariir), (Hoobaanle) iyo Gobolka (Koonfur Bari) ee ay magaalo madaxdiisu tahay (Bandarbayla). Waxaana shirar kaas ka soo baxay qaraar ah in hadii aysan mooryaanta beesha kibirtey, ee Dhabayaco aysan mudo 24 saac gudahood ah ku soo deyn weriye (Maxamed yasin Isixaaq), in ay beeshu qaadayso talaabo milateri oo baaxad leh. Weriye (Mohamed Yasin isixaaq) oo ah wakiilka magaalada Gaalkacyo u jooga Idaacada ay umada Soomaaliyeed sida weyn u qadariyaan ee VOA-da. ayaa waxaa qafaashay mooryaanta gaalo raaca ah ee Dhebayacada. Waxaana dad badan oo reer Tanadland ah layaab iyo fajiciso ku noqotay, sida nimankii loo han weynaa ee (Muuse Cali) har cad wiilkoodii Gaalkacyo looga kaxaystay iyagoo soo taagan.
Read More / Sii akhri

»Tacsi Kusocota Ciidamada QaLabka Sida Ee Tanadland Iyo Caa'ilada Mujaahid (Col.Cabdi Caaqil Cadeysey Caaqil Dhagahoor) 10 Feb 2009
(TL) Walaalayaal waxaa maalinkii Jamcaha ahaa ee doraad ka horeysey magaalada Gaalkacyo lagudiley nin magac iyo maamuus kudhex leh reer Tanadland iyo Soomaalida inteeda kaleba.Sifaha lagu diley iyo sida loogu soogabadayna waxay shabahdaa sidii ay daalimiintu asxaabtii nebiga iyo ehelu qayrka udagi jireen, maalin jamcaa isagoo alle dertiis salaadii jamcaha masaajid ugu socda ayey dhexda ugaleen. Col. Cabdi oo ku magacdheeraa (Cabdi Kacaan) wuxuu kamid ahaa saraakiishii ciidanka nabad sugida ee caanka ahaa wakhtigii uu dalka ka arimin jirey Kacaankii barakaysnaa.
Read More / Sii akhri

»Dr.Maxamad Hussein "Ilkadahab"oo isu Soo Sharaxay Tartanka Madaxwenanimada Soomaaliya 28 Jan 2009
(TL) [Sawirka Prof.Ilkadahab iyo Hoggaamiye Qadaafi] [Sawirka kaleetana waa Prof.Ilkodahab iyo priminsterkii hore ee Talyaaniga Mr: Prodi] Dr., Maxamad Hussein Mohamed wuxuu ka mid yahay takhaatiirta tirade yar oo dunida loo aqoonsaday in ay cabqari ku yihiin daaweeynta iyo cillad bixinta cudurrada indhaha bini aadanka ku dhaca. Dr. Ilkadahab oo ku soo qaatay dalalka Ruushka, Bulgaariya iyo Talyaaniga cilmiga diktornimada wuxuuna ku takhasusay daaweeynta iyo qalliinka indhaha wuxuuna aqoonta sare ee PHD-da loo yaqaan ka qaatay Jaamicadda Bulgaria, wuxuuna Dr. Ilkadahab uu imminka uu ku noolyahay kuna leeyahay cisbitaal gaar ah oo qaabilsan qalliinka iyo daaweeynta indhaha.
Read More / Sii akhri

»Yay Tahay Beesha Rabta In Magaalada Gaalkacyo Karbaash Looga Saaro Oo Xoogaagana Laga Daadsado?. 17 Sep 2008
(TL) Intii ayaamahakan ahaydba waxaa kasocdey magaalada Gaalkacyo amuur wax allaale iyo wax lagu sheego aan la aqoon oo is xag-xagasho baas ah. arintaan ayaa waxay ka bilaabatay iskuday dhicisoobey oo ay samaysay beesha Sacad ayna rabtay inay xaqeeda ku soo dhacsato. sababtuna waxay tahay beesha Sacad sidii magaalada Gaalkacyo looga saarayba mudo dheer bay gaalkacyo marti ku ahaayeen, Xamarna isbaaro iyo xoriyad bay ku haysteen. laakiin maantay nimankii magaalada la deganaa ee ay xulafaysteen ayaa xamarna karbaash uga soo saaray. xaafadii [baraxley] ahayd bayna isugu yimaadeen oo ay ku wada dulmanyihiin.
Read More / Sii akhri

»Prof. Cismaan Salaad Xirsi Oo Laga Waraystay Badroolka Soomaaliya Ku Jira 15 Aug 2008
LONDON, ONTARIO- Waxaa bahda Somalitalk.com u suurta gashay in aan waraysi layeelano Dr. Cismaan Salaad Xirsi oo kamida aqoonyahannada Soomaaliyeed ee cilmiga Joolojiga. Waraysigan waxa uu ka dhacay Hotel Hilton oo kuyaal magaalada London, Ontario, halkaas oo Dr. Osman uu kaga qaybgalay shir looga hadlay joolojiga, waxaana laqabtay shirkaas September 24-27, 2000. Somalitalk: Marka ugu horreysa Dr. Osman warbixin kooban naga sii sida uu mu'tamarkii (shirkii joolojiga) u dhacay iyo sida ay dadkii ka soo qaybgalay kaaga guddoomeen farriintii ku saabsanayd batroolka Soomaaliya?. Dr. Osman: Shirkan American Association of Petroleum Geologists (AAPG), Eastern Section, waa shir sannadkiiba mar la qabto oo ay isugu yimaadan dad joolojistayaal ah oo ka kala socda waqooyiga America. Shirkan oo ah mid qaab goboleed ah ayaa aniga oo ka shaqeeya Quebec iyo Ontario la igu casumey in aan ka soo qeyb galo,
Read More / Sii akhri

»Xulka Qaranka Soomaaliyeed Oo Si Haybad Iyo Sharaf Leh Uga Qayb-Qaatay Xaflada Furitaanka Cayaaraha Olombikada 10 Aug 2008
[His Excellence: (Duran Axmed faarax) oo calanka u sida Xulka Qaranka] (TL) Maalinkii shalay ahaa waxaa caasimada wadanka shiinaha ee bekin (beijing) lagu dhigay xafladii furitaanka cayaaraha Olombiga aduunka. xafladaasna waxaa ay ka dhacday garoonka bilicda san ee lagaba yaabo in uu yahay kan aduunyada ugugu qurxoon, looguna magac daray buulka shimbiraha. waxaana olombiga inooga qayb qaadanaya 10 qofood oo u badan sida aad idinba sawirka kore ka garan kartaan madaxda ururka olombikada soomaaliyeed. taas oo daliil u noqonaysa waxa laga filan karo xulka qaranka ee cayaaraha olombikada inooga qayb qaadanaya.
Read More / Sii akhri

» The Poetry And The Times of (Hawa Jibril) BY: Faduma Ahmed Alim, Editor and Translator 24 Jul 2008
(TL) Hawa was born over 80 years ago in a small village in the Mudug Region of Somalia. Hawa doesn't know precisely her date of birth; however, she recalls that she was born in the year of the Sparkling Rains. This is no wonder as the traditional Somali pastoralists record orally the date of their childrens birth based upon the events surrounding their birth, such as a decimating clan war; a devastating drought and famine; great and bountiful rains; or other major calamities that befall their country, such as foreign invasion and colonial penetration.
Read More / Sii akhri

»Ardayda Iskoolada Kaladuwan Ee Magaalada Gaalkacyo Oo Maalintii Shalay Ahayd Dibadbax Ilaah-Bari Roobdoon Ah Sameeyey 29 Apr 2008
(TL) Iyadoo ay jirto in gebi ahaanba wadanka soomaaliya oo dhan ay abaar dad iyo duunyoba waxyeelaysay ay ku habsatey, ayaa maalintii shalay ahayd waxaa dibad-bax roobdoon ah isugu soo baxay ardayda iskoolada kala duwan ee magaalada Gaalkacyo qaar kamid ah, jiilaalka xun ee dabo- dheeraaday iyo biyo la'aanta ayaa dadka waxaa uga daran iyagoo aan haysan wax ay wax ku kala gataan, waxaana gebi ahaanba joogsadey haatan isticmaalka xaashiyo lacag ku sheeg ah oo si sahlan footokoobiga loogu sameeyo.
Read More / Sii akhri

»Wardheere: Soomaalida London waxaan ugu baaqayaa in aanay u kala harin taageeridda Murashaxa Mudane Zakariye X. Maxamuud ee London Assembly (Endorsement) 14 Apr 2008
(TL) Dhawaaqa farxadda leh iyo akhbaarta fiican ee London ka soo yeertay in la taageero ayay mudan tahay. Sida aan la soconno maadaama ay Soomaali badan u soo haajirtay qurbaha Sooyaalka taariikhda Soomaalida saamayn weyn ayay ku yeelan doonaan. Waagii hore waa yarayd Soomaalida qurbaha u haajirta laakiin hadda xaaladda waa ka duwan tahay. Haddaba Soomaalida qurbaha u soo haajirtay waxaa ay la kulmayaan guulo iyo khasaarooyin ilayn waa sidii adduunka lagu yaqaanay wararkoodana waxaa uu isugu jiri doonaa wanaag iyo xumaan (positive or negative). wararka iga soo gaaraya London ayaa sheegaya in siyaasiyiin badan oo British ah ay bilaabeen inay la soo xiriiraan murashaxa xiisaha ama soo jiidashada badan ee Zakariya Haaji Maxamuud ayagoo raadinaya codka Soomaalida isla markaana ku baraarugay awooda cod bixinta Soomaalida London - taasina waa mihiim.
Read More / Sii akhri

»CONFERENCE PROGRAM AGENDA, SATURDAY MARCH 1, 2008 19 Feb 2008
(TL) 11:00AM-12:30PM Moderator: Ahmed Hamud, Panelists: Ambassador Abdikarim Laqanyo. Ali Fatah, Dr. Hodan Said Isse, Omar Ali Hashi, intern at the Department of Foreign Affairs and International trade, Canada. Naima Haile, Dr. Ali Bahar Mohamud Abdi, Moving Somalia Forward: Rethinking the future Peace and Reconciliation Disarmament, demobilization and Reintegration of youth and militia. Transparent governance structure and human rights. Peace and Reconciliation: The Role of Youth and Woman. Moderator: Abdurahman Hosh Jibril. Panelists:Dr. Abdiweli M. Ali, Awad Ashara, MP TFG Parliament Dr. Ali Said Faqi, Ismail Gaildoon Abdihakim Faqi. The Transitional Federal Institutions: Pitfalls, Challenges and opportunities: A SWOT (Strengths, Weakness, Opportunities and Threats) analysis.
Read More / Sii akhri

»Interview With FreeThinker Banaadiri Whose Aim Is to Change the Name "Somalia". 02 Feb 2008
(TL) "The Banaadiri coast", as name for coastal northeast Africa, was used well into the 20th century, and as an informal designation for southern Somalia remains in use today. So sophisticated was the Banaadiri urban culture and the extraordinary literate background of these early settlers along the coast of the Indian Ocean, that they were described by foreign visitors as "people bound together by ties of citizenship and not by tribal relationships". The Banaadiris are multiethnic people from Horn of Africa. They are living along the south coast of that geographic area which Italians in 1908 named "Somalia". Nuredin Hagi Scikei was born in Mogadishu as descendant of AlFaqi, known also as the Reer Faqi of Qahtan religious dynasty, and appointed by the Banaadiri as administrators of justice in the territory from the Middle Ages until the first years of the Italian occupation. Nuredin is a graduate in civil engineering from Bologna University in Italy,
Read More / Sii akhri

 

 

 
Leelkase Maaha Dhulbahante, Warsangelina Maaha In uu Dhabayaco Bawdyo-gaab Kudabafaylana Qabkiisa Iyo Hankiisa Ayaa Kaweyn, By: Saxardiid Xareed Bulxan. 28 Jan 2009
Sadex todobaad ka hor beesha Majeerteen waxay shaqaale midiidin unoqda ka qoratay beelaha Warsangeli iyo Dhulbahante sida dhowr jeer oo hore dhacday. sidii caadadu ay ahaydna odayaasha Dhulbahante iyo Warsangeli waxay beesha Majeerteen u ogolaadeen inay hogaansadaan kedib markay qaateen wax aan macquul loo qaadan karin, maxaa wacay waxay u ogolaadeen in ay beesha majeerteen hesho saami le'eg inta Dhulbaahante iyo Warsangeli ay ka heleen xubnaha gudiga dagaal oogayaasha beesha Harti.

Isbahaysiga Hartiga ee iskumagacaabay Puntiland waxaa kushirkoobey ibliis iyo insi natiijada kadhalatayna waxay noqotay masiibo taagan iyo mid soo ololeysa, eelka iyo cawaaqib xumada ay dad dhaxalsiisana jiilal badan oo dhalandoona ayaa waxyeeladeeda dhaxlidoona.

Dhulbahante Iyo Warsangeli waxay ahaanjireen beelo beesha Daarood iyo Soomaaliweyn dhexdeeda sharaf iyo maamuus balaaran ku dhex leh. laakiinse markay majeerteen ay xulufaysteen oo ay talada u dhiibteen, iyagii bay sookala dhaweysteen waxayna madax ugaga dhigeen intii ugu caaqsanayd si'ay muraadkooda ugu fushadaan. intoodii waxgaradka ahaydna waxay ku amreen in ay hangool gano dhaadheer isga qabtaan oo aysan soo dhoweysan. taasina waxay dhaxalsiisay in ay labada reerba ay labo kooxood u kala jabaan oo ay kala xulufaystaan labo beelood oo lamid ah.

Warsangeli:

Dhabayaco oo ay dhaqan u tahay marka uu bakayle soo ag maro in ay yiraahdaan inta af-labadiis yeeraan "waryaa Daarood ahey ama yaa Kablalax ahey", waxaynu ognahay in markii ay fursad u heleen Daarood ay ka dhigeen wax ay kufriga ku xasuuqaan iyo wax ay kula heshiiyeen in marka ay arkaan ay u soo gacangelin doonaan. iyaga oo gaalada ka dhaadhiciyey in ay Alqaacida yihiin iyo muslin dhab ah. sidaasna ay dad farabadan oo Daarood ah ay itoobiyaanku ugu xasuuqeen welina ay qaarkood nolol silic ah ay ugu noolyihiin, xabsiyada Itoobiyana loogu hayo maanta.

Waxa ay sidaas u yeeleena maaha cadaawad kadhexeysey ee waa iimaan la'aanta iyo xukun jacaylka ay diinta ugaga bexeen.

Warsangeli iyaga dulmiga iyo dibindaabyada loogeystey maaha wax qormo lagu soo koobi karo hadaanse wax yar uun an ka iraahdo. Warsangeli sida ay websaydyadoodu inoo sheegeen qararkii ay ka xabkaysan jireen maantay geed kuma harin, majeerteen baana dhuxul ushitay oo Boosaaso u beec geeyey, degaan koodiina waa lagu weeraray oo lagu laayey in laga qaadaana ladamcay. sida dagaalkii kibirku usababta ahaa ee degaanka Majayahan ee waqooyiga Boosaaso. nimanka saas yeelayaana waa nimankii ay tolnimada bideen, ayna yiraahdeen war intii uu shisheeye nootalin lahaa idinku nootaliya oo ay isu dhiibeen. markaasaa intaas loogama harine ayaan kaleetana magaalada boosaaso dhexdeeda lagu arjumey oo guri ay isku urursadeen jiib lagu gubey. meeshaas iyo wixii galayna danbaska loogaga dhigay oo ragii halkaas galay aanu hali uga fiigin. waxaana halkaas ka cadaatay sida wiilasha kibrey ee Dhabayaco aysan nafta warsangeli qiimo ula lahayn.waxa sidaas loo yeelayna waa idinkaa qoorta keensaday oo nootaliya yiriye rarka qaata oo aanu idinku adeegano ee hebed noo ahaada aanu adoonsano.

Dhulbahante:-

Waxaana dhacday in indheergaradkii iyo shacabkii Dhulbahante dulmi aysan xamili karin iyo duudsi xaqoodii laduusiyo laysugu daray. wuxuuna kutashaday inay dulmiga laguhayo ay ka gil-gishaan oo ay heeryada dhabayacada iyo midiidinadeeda ay iska dulqaadaan. waxgaradka iyo hogaamiyayaasha beesha Dhulbahantena waxay dantu ku qasabtay inay gaashaanbuur iyaguna samaystaan, bacdamaa ay qolooyin gaashaanbuur ah oo ay beeli ku adeegato lagu dulmay. Dhulbahante markii uu isxoreeyey oo u dhiig-miiratadii dhabayacada cagta cayro usaaray uuna goor barqo ah helay libintii halganka un ku laalayd, ayna dhabayaco iyo kooxdii sida indhola'aanta ah u ayidsaneyd magaalada Goroowe ah ay isugu tageen. Waxayna ahayd markii uu dhab ahaan u bur-buray isbahaysigii Insiga iyo Ibliiska ee Puntiland labaxay.

Majeerteen markii laga soo saaray aro dhulbahante oo ay ka talinayeen si foolxun oo ceeb ahna ay dagaalkii oo socda uga soo bexeen oo ay garoowe yimaadeen, waxaa dhacday in ay dhulbahantihii soo raacay oo filayey in dagaal rogaal celis ah la qaado in lagu balan furay. markay kooxda afqurac yiraahdeen Isaaq baa dhulkayagii qabsaday ee maamulka puntiland waa in uu noo hiiliyaa. jawaabtii lasiiyey waxay noqotay in lagu qoslo oo layiraahdo war anagu ma'inaan Sagacyo nahay baad namoodeen!!?, maxaa laba beelood oo isku reer ah oo is haya dhexdooda nageliyey?". war ordaya oo waxaad yeeshaan anaguba waanu kala adkaanaye sookala adkaada!!. weliba sida aan filayo inaad xogogaal utihiinna ninka hadalkaas yiri isga oo beeshiisa colaada ugaturaya, waa ninkii ay sida nacasnimada ah u dabasocdeen oo beerka la'aa. ee ay gar iyo gardaradaba ku ayidsanaayeen.

Intaasi markii ay Insi iyo Ibliis kala gaartey insiguna uu cadibanyahay oo u ciil la hoganaayo ayaa waxaa shir jaraa'id qabtay nin magiciisa ku sheegay (Cali maraykan), Cali maraykan oo afhayeen u ah beesha Dhulbahante wuxuu maalintaas caalamka u sheegay in uu isbahaysigii Ibliiska iyo Insigu uu bur-buray.beeshiisuna ay katashatay oo ay isaga baxday hada iyo wixii ka danbeeyana ay isku tashanayaan beel ahaan.Cali Maraykan war-murtiyeedkiisa wuxuu ku sheegay eedo, balanfuryo iyo godob ay beeshiisu katirsanayso beesha Majeerteen.

Hase ahaatee Cali Maraykan waraysigaas waxyaabihii eeda ahaa ee uu ku sheegay waxaa kadaraa, wixii u qarinwaayey ee ciil iyo caro ku gaamurtey ahayd oo hadalkiisa laga dhadhansan karey. Cali maraykan weli hortiis dhegahaygu may maqal qof sidiisa u gadoodsan oo si caro leh warbaahinta uga hadlaya.warmurtiyeedka Cali Maraykana waxaan u arkay mid u baahan in si taxadar leh loo xafido markaas ayaan inta duubtay oo an santuuq yar oo kuwa ay bangiyadu dadka siiyaan ah aan ku ridey,oo an markaas qaanadaha bangiga ee ay dadku waxyaalaha ay hoygooda ku aamini waayaan ay ku xafitaan aan dhex qotomiyey. bangigana waxaan faraha ka saaray warqad aan ku wargelinayo bangiga in hadii aan dhinto warasadayda qof alaabtaas xafiditaankeeda damaanad qaadikara lasiiyo.

Waxaan sidaas u yeelayna waxay ahayd owlaadaydu waxay dhalaan iyo warasadoodaba markay dhalaanka yihiin, in ay ku sheekaystaan qisada cajiibka ah ee ku saabsan waagii Ibliiska iyo Insi ay shirkoobeen, oo ay wacadka dhigteen iyo wixii kala raacay. hase ahaatee mudo gaaban kedib waxaa cadaatay in Cali Maraycan go'aankii uu caalamka u sheegay inay beeshiisu qaadatay aysan uhirgelin saday sheegeen.

Ayaan dhexdeer ah jifo hoosaad beesha majeerteen ah ayaa nin (King Kon) layiraahdo udoortay oday dhaqameed, websaydyada Hartiguna waxay lahaayeen waa boqor Daarood. taas oo aan u fahmey in ay majeerteenku hartiga kale ogoleysiiyeen in ay oday dhaqameedyadoodu ka amar qaataan oday dhaqameed koodan cusub. sida ay siyaasiyiintoodu ugaga amar qaataan siyaasiyiinta majeerteen si lamid ah. malahaygiina wuxuu rumoobey intaanay sadex todobaadba aysan ka soo wareegin markii lagu caano shubay ninkii King-Kon loogu magacdaray. wuxuuna soo saaray amar uu ku amrahayo oday dhaqameedyada Warsangeli iyo dhulbahante in ay shaqaale goob joog ah ka noqdaan marka ay majeerteenku dhexdooda qab-qable dagaal ooge ah iskadhex dooranayaan.

Run ahaantii mooryaanta isku magacawday Puntiland waa beel iyo dad qawsaaro u ah oo ay ku adeegtaan, dad gunnimadu aysan ceeb la ahayn oo ogolaaday in ay nusqaanimo ku raali noqdaan. qaataana sadka uu qayrkood qaato nuskiis. dhulbahante iyo Warsangelina markay ogolaadeen xisaabta cajaa'ibka ah ee hoos ku taala ayey nafsadooda beel iyaga oo kale ah ay hadiyad u siiyeen oo ay kushaqaysta yiraahdeen.

Warbal qoodhiin iyo xeradiin sida nimankii magaca weyn lahaa loogumeeyey oo nasabada loogaga saaray nala arka!!.

Warsangeli 9 qawsaar,
Dhulbahante 17 qawsaar,
Dhabayaco Bawdyo-kuus 31taliye+3 dibjir oo ay suuqa ka soo kaxaysteen oo qawsaarona u ah. Marka nimanka waxaan qaatay tolow ma luquntaa sil-silad loogahayaa gobi waxaan waaka diridhaaye!!?.


Warsangeli iyo Dhulbahante xataa haday labadoodu isugu shubaan wax qiimaa oo ay samaynayso majirto, saas oo ay tahay xoogaagii sanuuda ahaa oo ay haysteen waxay isaga qasaariyeen wax ay ku sheegeen musharaxnimo. maxayse kuugu taalaa ceeb baa alle ka raacshey'e!!, Nimankii ay isu duleeyeen oo ay u ogolaadeen inay siday doonaan ay ka yeelaana, umaysan jixin-jixin ee hogaankii iyo dacaygii ay ku wateen ayey ku giijisteen. waxayna eydii gunta ahayd ee dhabayaco ay lacag kula soo heshiiyeen 3 dibjir oo reer Tanadland ah, oo ay kula heshiiyeen in uu midkood qawsaaradooda ugu maamulo labada kaleetana ay tirada ugu badsadaan.

Hadaba nimanka caytamay ee websaydyadooda ku sooqoray doorashaa garoowe kadhacday oo dad reer Tanadland ah ayaa ka qaybgalay, waxaan u kala saarayaa laba qaybood mid walbana gooni ayaan jawaabta ay mudan yihiin aan usiinayaa.

Caalaamka Iyo Aduunweynaha Waxaan leeyahay:

Leelkase waa ay iskala weynyihiin harti iyo beelo kale toona inay ku dabafaylaan xaalad kasta iyo marxalad kasta oo ay tahayba.

Warsangeli Iyo Dhulbahante Waxaan Leeyahay: xaaladiina waa an kaxumahay, waxaana idinla jeclaan lahaa in aad rag iska dhigtaan oo aad gunimada kabaxdaan, aadna iska xoreysaan labada cadow ee idin kala goostay iskuna kiin haysta oo madaxa isugu kiin garaacaya. midna ogaada dhabayaco bawdyo-kuus hiil malaha waxna idinma tarikarto. sikasta oo ad isugu duleysaan oo aad u taageertaana idiin ay jixin-jixi mayaan. Dhibaatadiinuna iyaga waa u fursad ay idiinka faa'iideystaan.

Ayaan markii la joogaba waxaad maqlaysaa dhulbahante iyo warsangeli leh "Dhabayacaa nasoo weerartay oo dooneysa inay dhulkayaga naga qaadaan", hadana todobaadyo dabadeed waxaad maqlaysaa iyagoo leh "Isaaq baa isaguna dhanka kale naga soogalay oo horor nagu ah".

Hadana saas oo ay tahay labada reer ee ay ka sheeganayaanba iyagaa wata oo u gurbaan tumaya.xakhiiqdiina dhabayo iyo isaaq midkoodna uma roonee waa laba cadow oo manaxayaal ah danahoodana ku fushanaya. Walow dadladhaqanka xagiisa iyo balanta Isaaqu ugaga gobsan yihiin dhabayacada, hadana waa wax gunimaa oo aan sinaba loo qaadankarin in ay beeli beel kale midiidin u ahaato isuna duleyso. wiilsha Warsangeli iyo dhulbahante ee websaydyadooda kusooqoray waxa aanan afkaygu karin oo wesheysinimada ah, oo buun-buuninaya eyda dhabayco anagana qadafka noogeystey. waxaan idin leeyahay "habaarkii nebi muuse baad qabtaan". Doqonimada ilaa xadkaas idin gaarsiisay inaad nasabiyadiina wax ugu dhintaan oo aad nusqaan isaga dhigtaana lur iguma hayso aniga, balse anigu ka hadlimayo taas ee waxaan rabilahaa inaan idin xusuusiyo inay idiin roontahay in aad gefka lafa-gaarka ah oo aydnaan ka fiirsan aad joojisaan.


Dhabayaco Bawdyo-kuus Waxaan Leeyahay: ey ayaad tihiin weligiina gaal buuryo leh ayaad ey u ahaydeen, eyguna madaahiro. aaway eygii beerka la'aa oo aad caabudi jirteen?. sow markuu gaalkii uu eyga u ahaa oo kushaqaysanayey uu cayrshey idinkuna iskama cayrin!!. maxaad owalba weydinkii raacsanaa markuu taangiga Itoobiyaanka saarnaaye hada isaga cayriseen?. isagoo weliba ku cabaadaya meel aan aado ma'aqaan iyo dhexdiina la'iima dhaamo!!. duulyohow meel xun baad kusocotaan waxaana umalaynayaa in aydnaan kadanbaynayn oo aad Somaaliya isaga qixi doontaan mar aan fogeyn. maantana faduusha iyo aflagaadada aad na aflagaadeyseena waxaa idiinkugu wacan adoomada aad ku adeeganeysaan, ee xiniinyo aad idinku leedihiin maaha waxaad ku tooqaysaan. waxaase nagu balan ah in aanu idiin soo xulufaysano dad idinka iyo adoomadiinaba hilibkooda ceeriinka inay ku cunaan raba, oo ay Soomaaliya idinka sifeeyaan.

Qarankka Tanadland Waxaan Leeyahay:

Dhabayaco maanta faanka iyo futo kalaqabadka ay garoowe ku hayso yaan run lamoodin oo uusan tolku kuxajiimoon, sababtoo ay tahahay Majeerteen Daaroodnimadii iyo Soomaalinimadiiba waa u kabaxay, islaan qumana owalba muusan ahayn Ibliisku. Dir iyo Daaroodna maanta dakanuhuu kagalay bay ku dabajoogaan. Soomaaliyana inuu lafihiisa kala cararuu kutashaday intaan rag ku duban. marka yabqanka garoowe kabaxahaya waa reero geediya gurdankoodiiye saas haloo ogaado. qolooyinka kaleeto oo futada uruxaya rag qayrkood ahna waxay ilatahay xoolo weeye!!, xoolana wax kaxaysta oo xariga kurita mawaayaan. geedkii rag ahaase harjad iyo halgan bawyaal waana ay ahaanjirtey. Sadexda dibjir ee ay Dhabayoco bawdyo-kuus qawsaarnimada ukaxaysatay ee haybta nalasheegtana waxba utarimayaane yaan waxba laga sooqaadin. Dhabyacadu markay qaxayso ayey iyaga iyo lo'gisida ay balka udaadiyaanba xamaamada ku qaadan doonaan bay ilatahay waxa duliga ahe.

Teeda kaleeto reer Tanadland cidna uma baahna ee iyagaa isu baahan waana in ay maamul goboleed iyaga ugaar ah samaystaan. maantay qowmiyad kasta oo maamul samaysata hay'adaha caalamiga ah ee UN-ta iyo wadamada deeqda bixiyaba dhaqaale ay ku fangareeyaan ayey ula diyaar yihiin. waana in sida ugu dhaqsaha badan loogu hawlgalaa. qof kasta oo reer Tanadland ahna waa in uu doorka uga aadan ka qaataa taabagelinta maamul qarameedka Tanadland.

Madaxweynaha Ururka midowga weriyayaasha reer Tanadland (U.T.J) Jaale Madaxweyne: SAXARDIID XAREED BULXAN



 
     
     
Copyright 2006 Tanadland.com---Designer and Webmaster: Liban Abdi